Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo